Uncategorized

Dhageyso:- Xildhibaanadii Maanta tagay Magaalada Cadaado Ee Galmudug

Cadaado–KNN– Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa Maanta tagay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud islamarkaana ah Xarunta KMG Dowlad Gobolleedka Galmudug.

Xildhibaanada gaaray Magaalada Cadaado waxaa Hogaaminayay Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari} waxaana Mar uu kula hadlay Magaalada Cadaado Saxaafadda uu sheegay in Cadaado ay u tageen Xalinta Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta Degaanada Maamulka Galmudug,gaar ahaan Khilaafka Madaxda Sare ee Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Xil.Abshir Bukhaari