Somali News

DHAGEYSO:-Xubno ka socda Soomaaliland oo ka qeyb galaya shirka ka furmay Brussels iyo Soomaaliland oo war ka soo saartay Xubnahaasi

Hargeysa-KNN-War qoraal oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliland ayaa lagu sheegay in uusan quseynin shirka maanta ka furmay magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, kaas oo ay ka qeyb galayaan madax ka socota maamul goboleedyada, Dowlada Dhexe iyo ururo Caalami ah.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee deegaanada Soomaaliland ayaa goor dhow arimahaas aan ka wareysanay, wuxuuna faafaahin uu ka bixiniyaa qoraalka ka soo baxay Soomaaliland iyo sida ay ugu jawaabeen Shirka ka socda Dalka Belgiumka.

Halkan ka dhageyso.