Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye. Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta. Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya: Cumar xabeeb Nuur {Tijar}
Farsamadii: Maxamed Dalal Maxamuud;-