Barnaamijyo Keydka Sawiradda Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (22-06-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye. Barnamijkaan waxa Barnaamijka ku jiri doona qodobo muhiim ah hal xiraalaha oo aad u xiiso badan iyo kaalinta Suugaanta. Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaana soo jeedinaya: Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-

Farsamadii: Maxamed Dalal Maxamuud:-

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Murti iyo Maaweelo:-