Uncategorized

DHAGEYSO:Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi ka socda Talyaaniga.

Muqdisho KNN : Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta waxa uu qaabilay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga,waxayna ay ka wada hadleen arimo la xiriira Hormarinta Caasimada.

Gudoomiye Yariisow oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in ay ka wada hadleen wafdiga ay kulamada wada qaateen sidii Dowladda Talyaaniga ay sare ugu qaadi la heed ka qeeb qaadashada Hormarka Soomaaliya.

Gudoomiyha Gogbalka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in Dowladaha Talyaaniga iyo Soomaaliya ay leeyihiin Xiriiir soo jireen ah islamarkaana loo baahanyahay haatan in sare ay u qaado Dowladda Talyaaniga doorka kaga aadan ka qeeb qaadashada Hormarka Dalka.

Halkaan ka Dhagaysa Codka Gudoomiyaha Gobalka.