Somali News

DHAGEYSO+Warbixin:- Maxaad ku xasuusataa 21 October.

Muqdisho-KNN-21ka October  waa  maalin xusid mudan oo sooyaalka taariikhda Soomalida meel wacan ku leh, lana  hilmaami Karin.

Maalin talaado ah 1969kii ayay aheyd  markii ay dalka la wareegeen ciidamada qalabka sida, kuwaas oo sheegay in ay ka amar qaataan, taladana ay  u dhiibeen allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Janaraal  Maxamed siyaad Bare, waxaana haatan laga joogga mudo 49 sano.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyay Wariyaheena Ceydiid Cabdi Raxmaan Aadan

Halkan ka dhageyso Warbixinta.