Kismaayo-KNN- waxaa maanta magaalada Kismaayo maalinti labaad ka socday shirka Golaha iskashiga dowlad goboleedyada , hadaba caawa shirka halkuu marayaa , goorma ayayse madaxdu soo saarayaan war murtiyeedka.
waxaan arimhaasi ka wareysanay wasiirka Qorsheynta maamulka Jubbaland Adam Aw Xersi.