Muqdisho-KNN- Wareysi Caawa uu idaacadda Kulmiye siiyay madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayuu kaga hadlay Go’aanki ay madaxweynayaasha maamul goboleedyada ka soo saareen shirki Kismaayo uga socday waana uu ka so horjeestay.
Halkaan Hoose ka dhegeyso Wareysiga uu KNN siiyay Mudane Cameey;-