Muqdisho-KNN- waxaa maanta magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose ka furmay shirka madaxda maamul goboleedyada oo shalay baaqday , shirkaasi ayaa dad badan is weydiinayaan waxa laga filan karo iyo waxa keenay in waqtigan iskugu yimaadaan hogaamiyasha dowlad goboleedyada.
hadaba Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayaa KNN waxaa intii uusan shirka furmin uga waramay Xildhibaan cabdi Barre Jibriil oo hore uga tirsanaa Golaha shacabka Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhegeyso wareysiga Xil Cabdi Barre.