Somali News

Dhinacyadda isku haya Liibiya oo Dib u heshiisiin loo sameynayo.

Muqdisho-KNN-Dhinacyadda iska soo horjeeda ee Wadanka liibiya iyo dhex-dhexaadiyeyaal caalami ah ayaa waxaa ay ku kulmi doonaan Magaaldda Palermo ee Dalka talyaaaniga xilli QM ay waddo dadalo lagu doonaayo in hanaan siyaasadeed oo doorasho lagu gaaro dalkalaga bilaabo.

Kulankaan ayaa waxa uu imaanayaa maalmno ka dib markii wakiilka gaarka ah QM u qaabilsan Liibiya Ghassan Salame uu soo jeediyay Tubta shirweeyne Qaran iyo doorashooyin la qabto horraanta 2019ka.

Wada hadalada waxaa tagi doona dhinacyadda Liibiya isku haya oo kan kala imaanaya Tripoli iyo Tabruuk oo ay kala fadhiyaan baarlamaanno iska soo jorjeeda. Dadka wada hadalaldda kaq ayb gali doona waxaa ka mid ah Madaxa Dowladda QM taageerto Fayez al-Serraj iyo General Khaliia Hafter oo maamula qaybo ka mid ah Bariga Wadanka.

Ergo ka kala imaneeysa aransiiska. Ruushka iyo mareeykanka iyo Awoodo oo door ka qaadan doona ayaa ka qayb galaya Shirka ka dhaca Magaaladda Palermo waxaana sidoo kale goobta tagi doona Ra’iisul wsaaraha Shirka Marti galinaaya ee talyaaniga Giuseppe Conte.