Somali News

Muqdisho oo dib loogu celiyay tahriibayaal Soomaali ah.

In ka badan shan iyo toban dhalinayaro tahriibayaal ah oo laga soo celiyay dalka Liibiya ayaa soo gaaray Muqdisho.

Dhalinyaradan ayaa markii ay Muqdisho soo gaareen waxey ka war bixiyeen xaaladihii adkaa ay ku noolaayeen inn  ay ku jireen tahriibka.

Warbaahinta ayay u sheegeen in ay ku farax san yihiin ku soo noqoshadooda Soomaaliya.

Tacadiyo iyo jirdil ayay kala kulmeen kooxihii ay gacanta ugu jireen intii ay ku sugnaayeen Liibya.