Uncategorized

Dib u habeyn lagu sameeyay hay’ad ay ku mideysan yihiin Bankiyada Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ay soo saarayn qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay dib u habeyn lagu sameeyay Hay’ad ay ku midoobeyn Bankiyada Dalka, waxaana Warsaxaafadeedka lagu xusay ama lagu cadeeyay qorshaha fog ee Bankiyada Soomaaliya.

War-saxaafadeedka oo ku taariikheysan 5-tii Bishaan ayaa waxaa si wadajir ah usoo saaray Bankiyada kala ah:-

Amal Bank LTD

Dahabshil Bank International

International Bank of Somalia (IBS),

Premier Bank LTD,

Salaam Somali Bank,

Maamulada Bankiyada ayaa sheegay in ay hiigsanayaan horumar iyo wadashaqayn ku aadan horumarinta Adeegyada Bankiyada ee Soomaaliya.

Halkaan ka aqriso war-saxaafadeedkii ka soo baxay Bankiyada Dalka.