Somali News

Dibadbaxyo ka dhacay Brazil

Muqdisho-KNN-Boqolaaal qof oo degan magaaladda Riyo Dijineero ee dalka Baraaziil ayaa dhigay banaan bax ay ku diidanyihiinn toogashadda carurta ay u geeystaan koox lala xiirinayo Burcadda Daroogadda ka ganacsata.

Isusoobaxa ayaa yimid kadib markii la toogtay gabar sideed jir ah waxayna dadku baaqayeen in ay cadaalad helaan.

Dadka isu soo baxay deganyihiin Goobaha Dadka Saboolka ah ay ka degaan magaaladda Riyo Djineero.