Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxday Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Mudane Maxamed Ibraahim Barre ayaa waxaa digniin looga diray Guddoomiyeyaasha 8-da degmo ee Gobolkaasi.
Guddoomiyeyaasha degmoyinka Shabeellaha Hoose ayaa lagu amray in ay joojiyaan sharciyeynta iyo bixinta dhulalka danta Guud ee ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose.
Amarkan ka soo baxay Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hooe Maxamed Ibraahim Barre ayaan la ogeyn sida uu u dhaqan geli doono.
Halkan ka Akhriso Wareegtada.



