Hargeysa-KNN- Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa manta waxaa ay shirk u qabteen Magaalada Hargeysa, waxaa ayna ka hadleen doorasho la filayay in ay bilowga Sanadkan Soo soco ee 2019.
Waxaa ay sheegeen Gudigga in doorashada Wakiilada iyo Golayaasha deegaanka aysan dhici doonin doorashadaasi, marka la gaaro sanadka soo socda ee 2019-ka.
Gudigga waxaa ay ku dhawaaqeen in doorashadii baarlamaanka iyo goleyaasha ay dib uga dhacayso wakhtigii loo qorsheeyey.
Sidoo kale waxaa ay tilmaameen in ay ka hor yimaadeen caqabado ay kamid tahay Xisbiga Waddani oo kalsoonidii kala noqday iyo in dhaqaale yaraan ay haysato.


