Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed lagu qabto Doorashada 6 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS.
Gudigga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee koofur galbeed oo shalay qabtay Doorashada 7 kursi ayaa maanta lagu waddaa in ay qabtaan Kuraasta Tirsigoodu yahay HOP#155: HOP#160: HOP#150, HOP#080:, HOP#173: iyo HOP#250:
Hoolka Doorashada Waxaa ku sugan Xubno ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo Goob jooG ka ah Doorashada 7~daasi kursi