Uncategorized

Dowladda Kenya oo ka hadashay doorashadii uu ku guuleystay Xasan Shiikh

Dowladda Kenya ayaa u hambalyeeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta wuxuu Xasan Sheekh Maxamuud kala shaqeyn doonaa si wadidda xiriirka iskaashi iyo midka saaxibtnimo ee labada dal, ayaa lagu yiri farriin kasoo baxday madaxtooyada Kenya oo lasoo dhigay Twitter-ka.