Somali News

Dowladda Soomaaliya oo fasaxday Shaqaalaheeda

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa lagu fasaxady muddo laba maalmood ah Shaqaalaha Dowlada.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay sabaha fasaxa Shaqaalaha dowladda Xuska dhalshada Nabigeena muxamed NNKH.