Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka Maxkamadda ICJ

Raisulwasaare ku xigeenka Soomaliya mahdi maxamed guuled oo ka hadlay go’aanka ay galabta soo saartay maxkamada ICJ ayaa sheegay in dowlada  Soomaaliya ay u ogoshahay in go’aankani noqdo mid kama dambeys ah oo aan markale dib loo dhigin dacwada hadda.

Waa markii sidexaad oo maxkamada cadaaalada aduunka Ee icj ay dib u dhigto dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaliya iyo Kenya oo qeyb ka mida badeyna ay ku dooneyso kenya.

Kenya ayaa dooneysa in kiiska aan looga hadlin Maxkamadda ICJ horteeda taa badal keeda ayay Kenya rabtaa in labada wadan in ay wadahadal ku xalistaan.