Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in Caawa ay bilabatay Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa ku dhawaaqay bilashada Bisha Ramadaan kaddib markii laga arkay Degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellada hoose.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Caawa ay bilawatay Bisha Barakaysan ee Ramadaan Berrina ay tahay Maalinta Koowaad ee Ramadaan.