Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay agaasimihii waaxda dalxiiska iyo maalgashiga gobolka Banaadir mudane Cabdulaadir Cabdiraxmaan Ibraahim, isla wareegtadanna waxaa lagu magacaabay mudane Cabdifitaax Maxamuud Siyaad.
Hoos ka aqriso warqadda kasoo baxday gobolka Banaadir.
