Somali News

Faransiiska oo joojiyay Taageradii uusiin jiray Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

Wasaaradda Difaaca Faransiiska ayaa sheegtay inay joojisay taageradii biniaadamnimo iyo mida Militari ay siin jirtay dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe maadama dalkaasi uu kasoo bixi wayay dhowr heshiis ay dowladda France wada galeen.
France waxaa ka jooga dalkaasi ilaa 300 askari oo kamid ah kuwa nabad ilaalinta Qm waxaana uu kamid yahay wadamada sida weyn taageerada u siiya dalkaas.