Somali News

Farmaajo iyo Charles Michel oo kulan ku yeeshay New York

Shir gaar ah ayaa magaalada New York waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynaha sooaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Belgium-ka.

Shir-doceedka ay ku yeesheen magaalada New York Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Belgium Mudane Charles Michel waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, kaalinta Belgium ee dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Midowga Yurub u sii dardargelin lahaa taageerada uu ku bixiyo dowlad-dhisidda Soomaaliya.

Dalka Belgium-ka ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka Yurub oo kuwaas oo daneeya arrimaha Soomaaliya.