Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Nayroobi halkaas oo ay uga qeyb galayaan shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta dadweynaha.
Wixii warar ah ee ku saabsan arrimaha socdaalka Madaxweynaha iyo shirka uu kenya uga qeyb galaayo halka kala soco.


