Somali News

Feyruska Corona oo wali ku siifidiya, wadamo horleh.

Ugu yaraantii 10 Dal oo u badan wdamada kuyaala Qaaradda (EESHIYA )ayaa waxaa lagu arkeyaa kiisas horlex oo Cudurka Dilaaga ah ee Corona. Tan iyo Todobaadkii hore markii feyruskaanin lagu arkey magaalada Wuhan  ayaa waxaa ugu dhintey  wadanka shiinaha oo kaliya in kabadan 41 Ruux oo u dhashey wadanka shiinaha, halka in kabadan 1,287 qofna ay la ildaranyihiin Cudurkaani.

Wadamada Feyruskaani uu saameeyey ayaa waxaa kamid ah shiinaha, Mareykanka, Faransiiska, Australia,  Japaan,  Malesia, Nepal, Sigabur koonfurta kuuriya fiinam iyo kuwo kale.

Tusaale ahaan Xukuumadda bejiin ayaa Dadd gaareya 56million oo qof  oo u dha shey Dalkeeda ka joojisey in ay Dalxiis u aadaan,  Caalamka intiisa kale,

 sida oo kale hay, adda Caafimadda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa (WHO) ayaa iyana waxaa ay ku baaqeysaa in si deg deg ah uu caalamka ugu hortago musiibada ka soo bilaabatey dhulka shiinaha.