Uncategorized

Galmudug oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle.

Cadaado-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ayaa loogu Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Galmudug ayaa sheegtay in ay Hambalyo u direyso hogaanka cusub ee Hirsahbeelle waxayna balan qaaday in ay la shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle oo war-saxaafadeedka ku saxiixnaa loogu baaqay Xildhibaanada golayaasha kale ee Hirsahbeelle in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Cuusb ee Maamulkaasi.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka Galmudug.

Galmudug oo soo dhaweysay madaxweynaha Hirshabelle