Somali News

Galmudug oo shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka Balanbale.

War qoraal ah oo ka soobaxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladd Gobolaydka Galmudug ayaa lagu shaaciyay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbal ee ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Xubnaha wasaarada arimaha gudaha Galmudug soo saartay ayaa gaaraya tiro ahaan illaa 19 xubnood kuwaas oo kala matala beeraha halkaasi daga.