Uncategorized

Galmudug oo sheegtay in aan Degaanadeeda lagu qaban karin Shir Siyaasadda la Xiriira”Akhriso”

Cadaado–KNN– Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug oo uu ku Saxiixan yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu Amray in  Degaanada Maamulkaas aan lagu qaban karin Shir la Xiriira Arrimaha Siyaasadda,waxaana uu Amarkaan imaanayaa Xilli Khilaaf Xoog leh uu u dhexeeyo Madaxda Maamulkaasi.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug