Uncategorized

Galmudug oo Warbaahinta ku amartay inaysan Tabin karin Warar lidi ku ah Maamulkaas(Akhriso).

Cadaado-KNN-Warqad ka soo baxay Xafiiska  Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in warbaahinta madaxa banaan aysan tabin karin wararka liddiga ku ah jiritaanka Maamulka Galmudug.

Halkan ka akhriso warqada: