Uncategorized

Golaha Aqalka sare oo wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga ku amray in Maxkamad la soo taago Ciidankii weeraray Guriga Sen. Cabdi Qaybdiid.

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray amar ku wajahan Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka, amarkaas oo ku saabsan in si deg deg ah Maxkamada la soo taago Ciidankii weeraray Guriga Senator Cabdi Qaybdiid oo ku yaala magaalada Muqdisho.

Golaha ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid khaldan meelno looga dhacay Xildhibaankii la weeraray iyo Dastuurka Dalka, iyadoo dhinaca kale ay Goluhu sheegayn in arintaasi sida ugu dhaqsiyaha badan loo fuliyo.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Golaha Aqalka sare.

Qaraarkii Golaha Aqalka Sare (1)