Somali News

Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyada oo taageeray go’aankii Aqalka Sare.

Muqdisho-KNN-War-qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ee Soomaaliya ayaa lagu taageeray go’aankii shalay ee xildhibaanada Aqalka Sare kaas oo sheegayay iney xaliyeen khilaafkii Maamulada iyo Dowladda dhexe, iyo qodobo kale oo ay soo saareen isla shalay gudiga aqalka sare ee waan-waanta.

Halkaan Hoose ka aqriso bayaanka Golaha Iskaashiga.