Somali News

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo sharuud ku xiray dowlada

War qoraal ah oo ay soo sareyn golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sharuud dowlad loogu xiray in ay ka qeybgalaan shirka amniga qaran ee dhawaan oo uu iskugu yeeray madaxweynaha soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo

Halkan ka Akhriso war-saxaafadeedka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.