Somali News

Golaha shacabka oo ansixiyay Hindisa sharciyeedka qareenada Soomaaliyeed

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaaliyeed oo ay pgalaadeena 139 Mudane Waxa Diiday 2 Wax Ka Aamusay Majirin

Dhanka Kale Mudanayasha ayaa Ka Doodaya

1-Akhrinta 1aad ee Hindise-sharciyeedka Hay’adda Baaritaanka Iyo Sharciyadda Beeraha Soomaaliyeed
2-Akhrinta 2-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliyeed
3-Qeybinta Dib U Eegista Miisaaniyadda 2020-ka ee Golaha Shacabku Ansixiyey