Somali News Uncategorized

Guddi ka shaqeeya horumarinta Af-Soomaaliga oo la magacaabay

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddiga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Soomaaliga, kuwaa oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Soomaaliga iyo horumarinta Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga.