Somali News

Guddiga Doorashada Galmudug oo aqbalay xildhibaanadii ay soo doorteen Ahlu-Sunna

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay shaaciyeen in ay aqbaleen liiska labaatan xildhibaan oo Ahlu-Sunna ku matalaya, baarlamaanka labaad ee uu yeelanayo maamul goboleedka Galmudug.

Waxaana warqad ay ku shaacinayaan aqbalaadda labaatankaasi xildhibaan ay u qornayd, sidan:-