Uncategorized

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta dhaariyay Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Kheyrre+SAWIRO

Muqdisho-KNN-Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Villa Hargeysa ku dhaariyay Wasiirada Cusub ee Xukumadda Soomaaliya kuwaas habeen hore magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre kadib muddo ay banaanaayeen Wasaaradaha qaar.

Fadhiga lagu dhaariyey ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan iyo Labadiisa ku xigeen ee Muudeey iyo Mahad Cabdalla Cawad.