Somali News

Wajeer oo yeelatay Guddoomiye cusub

Waxaa maanta xilka si rasmi ah xilka loogu caleemo saaray guddoomiye ku xigeenka maamulka Wajeer Axmed Mukhtaar Cali kadib markii shaley xilka lagu sameeyay guddoomiyihii Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud.

Wuxuu noqonayaa guddoomiyihii saddexaad ee soo mara maamulka Wajeer tan iyo markii Kenya laga hirgeliyay dowlad goboleedyada.

Aqalka sanatka Kenya ayaa dood dheer oo ay xalay yeesheen ka dib waxay cod aqlabiyad ah xilka uga xayuubiyeen guddoomiyaha