Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa sheegay inuu buray mooshinkii 9kii bishaan laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxa uu Guddoomiye Mursal sheegay in 14 Xildhibaan oo mooshinka saxiixay cadeeyeen in laga been abuurtay sidaas darteedna uusan sax ahaan karin mooshinka mudo Khilaafka ka dhax abuuray Madaxda Soomaaliya.
