Muqdisho-KNN-Abshir Maxamed Bukhaari Guddoomiye ku xigeenka koowaad golaha aqalka sare oo maanta ka hadlay kulanka Aqalka Sare ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahayin xaliyo tabashooynka ay qabaan shacabka Soomaaliland.
Guddoomiye ku xigeenka Golaha aqalka Sare ayaa ka dalbaday guddiga dib u eegista dastuurka in xaliyo Cabshada soomaaliland, islamarkaana la helo aragtidooda ku aaddan dastuurka.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in golaha aqalka sare ay kaalintooda ka qaadan doonaan horumarka dastuurka, isagoona xusay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo midnimada umada Soomaaliyeed.
Halkan ka dhageyso.