Muqdisho–KNN– Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan jawaari,waxaana looga hadlay Kulanka wada-shaqeynta Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka iyo kan Maamul Gobolleedka Puntland.

Uncategorized
Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo la Kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland”Sawiro”
- by Guure
- December 23, 2017
- 0 Comments
- 67 Views
Related Post
Barnaamijyo, Tafsiir, Uncategorized
Casharka Tafsiirka {30-09-2024}=S. Al-Nisaa(131-AAD)
September 30, 2024
Barnaamijyo, Falanqeynta Wararka, Uncategorized
Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-09-2024)
September 30, 2024