Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo taageeray Xil ka qaadistii Madaxweyne Xaaf.

Cadaado-KNN-Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku taageerayo Xil ka qaadistii Caawa ay ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Galmudug Madaxweynaha Maamulkaasi Cali Gacal Casir.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay sax tahay xil ka qaadista iyo go’aanka Xildhibaanada ka soo baxay oo ay ku sheegene in ay Xilkii ka qaadeen Xaaf isagoo sheegay in ay jiraan Qodobo Dastuurka Galmudug iyo Xeer hoosaadka Baarlamaanka u ogolaanayo talaabada ay qaadeen.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U AQRISATO WAR-SAXAAFADEED-KA