Uncategorized

Gudoomiye Jawaari oo Warqad jawaab ah u diray Xerilaaliyaha guud ee qaranka(Akhriso).

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha  golaha shacabka   ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir Warqad jawaab u aheyd codsigii uu Xeer Ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa xasaanad ka qaadid Xildhibaanada kala ah Cabdi saabir Nuur Shuuriye iyo  Xasan Macalin.

Warqadan oo ka koobneyd Saddex bog ayaa waxa ay ku taariikheysneyd 19-ka bishan December 2017-ka.

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/12/warqad-1.jpg?1bfc12&1bfc12

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/12/warqad-2.jpg?1bfc12&1bfc12

http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/12/warqad-3.jpg?1bfc12&1bfc12