Somali News

Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada saraakiil laga dilay Al-shabaab

Hay’adda Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay magacyada saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalladii u dambeeyay ay fuliyeen Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamiga.

War qoraal ah oo ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in saraakiisha 6 kamid lagu dilay dagaalkii ka dhacay degmada Awdheegle, halka mid kale lagu dilay deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud.

Hoos ka akhriso qoraalka