Somali News

Hogaamiyihii Myanmar oo wajahaysa eedeemo musuq maasuq.

Hogaamiyihii dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, (Awn Saan Suujii) ayaa wajahaysa eedeemo musuq maasuq oo ay ku kacday intii ay xilka heesay.

Haweenaydan ayaa dalkas hogaaminaysay tan iyo markii bishii Febaraayo ee horaantii sanadkan ay afganbi xilka kaga tureen milatariga.

Waxaana eedeemaha loo haysto kamid ah boqolaal kun oo doollar oo ay qaab laaluush ahaan ah u qaadatay iyo hanti dadwayne oo ay lunsatay.

Isniinta soo aadan ayaana lagu wadaa in ay Maxakmadda ay kasoo muuqato.