Macalimiin ay qaadaneyso Wasaarada Waxbarashada Somalia ayaa maanta ufadhiistay imtixaan guud oo laga qaadayo, inta badan wadooyinka Muqdisho ayaana loo xiray.
Wasaarada Waxbarashada Somalia ayaa waxay goordhow shaacisay in macalimiinta imtixaanka ufadhiistay ay kujirto Xamdi Max’ed Xuseen oo ah hooyo 8 cisho ummul ah sidoo kale seygeeda oo la yiraahdo Max’ed Cabdi Cali ayaa ka mid ah macalimiinta maanta u fariistay imtixaanka ay dawladdu qaadayso.