Somali News

Idaacadda Kulmiye oo sameysay isku aadka wareega labaad ee tartanka Iskuulada Sare

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye ayaa maanta sameysay isku aadka Wareeega labaad Tartanka Dugsiyada Sare ee magaalada Muqdisho, oo bisha barakeysan ee Ramadaan ay qabato Idaacadda Kulmiye, kaasi oo sanadkii labaad ay maalgalineyso Jaamacadda Salaam.

No Iskuulka 1-aad            VS Iskuulka 2-aad
1- Dugsiga Hiigsi Dugsiga City Star
2- Dugsiga Al-Safa Dugsiga Al-Huda
3- Dugsiga Nageeyle Dugsiga Al-Naciim
4- Dugsiga Daarul-irshaad Dugsiga Iftin
5- Dugsiga Daarul Najax Dugsiga Al-Bayaan
6- Dugsiga Daarul Qudus Dugsiga Al-Nashaad
7- Dugsiga Soyaal Dugsiga Al-Anwaar
8- Dugsiga Tabuuk Dugsiga Al-Najmi