Somali News

Iiraan oo war ka soo saartay go’aanka ay Sacuudiga ku joojisay in sanadkan la tago Xajka.

Dowladda iran ayaa sheegtay inay sikulul u cambaareyneyso goaankii dowladda Sacuudiga kujoojisay in sanadki 2aad aan laxajinin iyadoo loo sababeeyay cudurka covid19.

Iran ayaa tilmaamtay inay u diyaarisaymuwaadininteedi inay snadkaan xajiyaan.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in in Sacuudiga uusan la tashanin wadama islaamka