Muqdisho-KNN-Dib u celi iyada, dib u celi iyada waa eradii ay Donald Trump ku dhiiri geliyeen daweyne uu isu soo bax kula hadlay si uu ugu sheego mow qifkiisa soo galooti nacayb ka ee uu mar kale doonayo in uu ku guuleysto 2020.
Inkasta uu aad diidanyahay soo galootiga oo dhan, hadana Madaxwena Mareykanku waxaa uu si gaar ah weerar joogto ah ugu qaadaa Ilhaan Cumar oo isku darsatay Sedex sifo oo uu Necebyahay Madaxweynuhu.
Mar waa soo galooti iyada oo qaxooti ah loo ogolaaday in ay Mareykanka degto, mar waa dumar muslim ah, marna waa xubin firfircoon oo ka tirsan xisbiga Demoqaradiga.
Waxaa ay noqotay gabar mislim ah oo qaxooti ah tii ugu horeeysay oo ebid loo doorto Congress-ka Mareykanka, waxayna iyadoo Saaxadda Siyadda faderaalka mareykanka ku cusub ay lugaha lagashay arrin muran badan dhalisay oo ka dhan ah Yahuudda.
Hoos ka Daawo Warbixinta oo intaas ka dheer:-