Sports

Isku Aadka Semi Final-ka Europa League Oo La Sameeyay

Muqdisho-KNN-Waxaa la sameeyay isku aadka Semi Final-ka Europa League waxaana fooda is daray kooxo waaweyn, iyadoona isku aadkaan uu xiiso gaar ah uu u yeeli doono daawashada ciyaarhaan.

Kooxaha ayaa sidaan iskugu beegmay:-

Marseille v Salzburg

Arsenal v Atletico Madrid

Lugta Koowaad ayaa waxaa la ciyaari doonaa 26-ka April ee sanadkaan.

Halka lugta labaad la ciyaari doono 3-da bisha May.

by Mohamed Abdisalaam