Somali News

Israel oo duqeymo ka geysatay gudaha Suuriya.

Maamulka Israel ayaa duqeemo ka gaystay gudaha dalka Suuriya sigaar ah waxaa loo bartilmaamayd saday saldhig milatari. Milatariga Israel waa uu xaqiijiyay weerarka iyadoona warbaahinta qaranka Suuriya sheegtay in laduqeeyay saldhig ku yaalo meel u dhaw caasimada Dimishiq.

Sidoo kale milatariga Israel ayaa sheegay in afar ruux ay dhimatay kuwaas oo ay ku sheegeen in ay miino ku aasayeen meel u dhaw buuraha Golan Haytis.

 Israel ayaana inta badan duqeemo ka geesato gudaha Suuriya halkaasi oo ay badanaa ku bartil maamaydsato ciidamo taabacsan dowladda Iran.